Maxamed Max’uud Cali (Afgooye) oo saaka hortagaya Baarlamanka Somalia

Maanta waxaa kulan maalmeedkoodii caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya. Ajendaha maanta looga hadlayo kulankan ayaa ah akhrinta Koowaad ee dib u eegista hindise sharciyeedka xafiiska hanti-dhawrka guud ee qaranka. Waxaa kulanka maanta ka qeyb galaya hortago hanta-dhawraha guud ee qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) Xildhibaanada ayaa kulamadii … Continue reading Maxamed Max’uud Cali (Afgooye) oo saaka hortagaya Baarlamanka Somalia